geesiqaran
ku soo dhowow geesi qaran dalka soomaaliya
HOME
ABOUT
SERVICES
CONTACT
ADEEGYADA
GEESIQARAN
DALXIISKA IYO SOCDAALKA
(DAARU SALAAM)
Qabanqaabinta safarro gudaha Soomaaliya ah
(Dalxiis magaalooyin & deegaanada dabiiciga ah)
Hagitaan dalxiis (Tour guides xirfadaysan oo yaqaan taariikhda iyo dhaqanka)
Dalxiis xeebeed (Beach tours — Liido, Baraawe, Kismaayo, Ceelda, iyo meelo kale)
Dalxiis Buuraley & Dabeecad (Mountains & Nature Adventures)
Duulimaadyo iyo guryo martigelin (Hotel & Flight booking assistance)
2. DHAQAN & HIDDAHA SOOMAALIYEED ( CULTURAL HERITAGE )
Soo bandhigida dhaqanka iyo farshaxanka Soomaaliyeed
Bandhig faneedyo dhaqameed (Traditional music & dance shows)
Barnaamijyo ku saabsan hal-abuurka iyo suugaanta Soomaaliyeed
Soo saarista agabka dhaqameed (handcrafts, dhar dhaqameed, iyo farshaxan)
Tababaro iyo aqoon-isweydaarsi ku saabsan dhaqanka iyo hiddaha
IS DHEXGALKA BULSHADA WADA JOOGAN
Abuuridda barnaamijyo mideeya dhalinyarada iyo bulshada
Wacyigelin ku saabsan ilaalinta deegaanka iyo dhaqanka
Kulamo aqooneed iyo madal wada-tashi ah (forums & cultural events)
4. SUUQ-GEYN & MUUQAAL QURXINTA SOOMAALIYA ( PROMOTION & MEDIA )
Abuuridda barnaamijyo mideeya dhalinyarada iyo bulshada
Wacyigelin ku saabsan ilaalinta deegaanka iyo dhaqanka
Kulamo aqooneed iyo madal wada-tashi ah (forums & cultural events)
Shopping Basket